Home Wararka Caalamka Faransiiska oo la wareegay hoggaanka Midowga Yurub

Faransiiska oo la wareegay hoggaanka Midowga Yurub

0
(Foto: IAN LANGSDON)

Faransiiska ayaa maanta la wareegaya xilka madaxtinimada EU ka dib Slovenia.

Waxaa lagu dabaaldegay magaalada Paris iyadoo la siiyay calaamadda caanka ah ee magaalada – Tower Eiffel – waxana lagu shiday buluug iyo xiddigaha jaalaha ah ee Midowga Yurub.

Markii ugu dambeysay Faransiisku uu noqday hogaanka Midowga Yurub waxay aheyd 2008.

Madaxweyne Emmanuel Macron ayaa sidaas darteed bilaabay mashquul badan sanadka cusub.

– waa inuu door muhiim ah ka ciyaaraa hogaaminta Midowga Yurub isla markaana ay tahay inuu u dagaalamo dib-u-doorashada madaxtinimada Faransiiska ee bisha Abriil.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here