Home Wararka Denmark Denmark oo Sharci Cusub kasoo Saartay Lacagta Caruurta lagu helo Marka Waalidka...

Denmark oo Sharci Cusub kasoo Saartay Lacagta Caruurta lagu helo Marka Waalidka kala tago

0

Dowlada Denmarka ayaa Sanadka Cusub bilaabeysa Sharci Cusub oo Quseeya Waalidka ku sugan Dalka ee heesta Caruurta.

Hada Waalidka Ayaa loo qeybiyaa lacagta Caruurta lagu helo hadii ay nolosha ku kala tagaan.

Wixii ka horeeyay 19 October 2021 hadii waalidka uu kala tagay waxaa lacagta helaya waalidka u danbeeyay ee helay lacagta ugu danbeesay.

Wixii ka danbeeya Sanadkan Cusub Lacagta Caruurta Waxaa helaya Waalidka Caruurta hayay 9 kamid ah 14 maalin ee ugu danbeesay.

Xisbiyo qaar ayaa kasoo horjeestay arinta waxana jirta Khilaaf ka dhex dhashay qorshaha dowlada iyo Sharciga Cusub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here