Home Wararka Maanta Barlamaanka Sweden oo mudo Kordhin u Sameeyay Magdalena Andersson

Barlamaanka Sweden oo mudo Kordhin u Sameeyay Magdalena Andersson

0

Barlamaanka Dalka Sweden ayaa mudo kordhin u sameeyay Andersson oo ku aadan Dhismaha Dowlada Cusub.

Af hayeenka Andreas Norlén ayaa hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Magdalena Andersson u kordhiyey muddo kordhin ilaa 22ka Nofeembar si loo soo dhiso dawlad.

“Waxaan leenahay wadahadalo wax ku ool ah, waxaana diyaar u ahay inaan sameeyo tanaasul,” ayuu yiri Andersson oo ku saabsan wadahadalka V.

Ka hor dhismaha Dowlada waxaa la filayaa in uu dhaco Kulan Qadka Telefanka Maalint Jimcaha. Ugu dambayn Isniinta 13.00, Andersson waxay afhayeenka u gudbindoontaa Hawsha ay qabatay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here