Home Wararka Maanta Corona oo dib u soo kordhay iyo Yurub oo Xayiraadaha dib u...

Corona oo dib u soo kordhay iyo Yurub oo Xayiraadaha dib u soo Celineysa

0
Photo/ Johan Nilsson/TT

Qaybo ka mid ah Yurub waxaa ku soo kordhaya Corona taasi oo hada keeneysa in Xayiraadaha dib loogu soo celiyo

Tallaabooyin badan ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsadaa kuwa aan la tallaalin, sida Austria, halkaas oo laba milyan oo qof oo aan la tallaalin hadda loo oggol yahay inay guryahooda ka baxaan sabab la’aan.

Sida laga soo xigtay Ururka Caafimaadka Adduunka, Yurub hadda waa qaarada kaliya ee faafitaanka caabuqa iyo tirada dhimashada ay sii kordheyso.

Xiliga Qabowga ayaa ah xiliga uu Corona aad u kordho iyadoo dadka la talaalay uu ku dhacayo Corona.

Todobaadkan ayaa la filayaa in Wadamada Qaar ay soo saaraan Xayiraadaha halka qaarkood ay horay u soo saareen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here