iyadoo dadka ugu badan ee ku nool Dalka Sweden ay qaateen talaalka labadiisa qeyb ayaa dhanka kale waxaa la bilaabay talaalka saddexaad.
Gobolka Skåne ayaa...
Malta waxay noqotay waddankii ugu horreeyay ee Yurub ah ee sharciyeeya beerista iyo isticmaalka xashiishadda si shakhsi ah, ka dib markii baarlamaanka Malta uu Salaasadii u codeeyay sharci cusub 36...
Daraasad cusub ayaa muujisay in Nuuca cusub ee Fayraska Corona “Omicron” uu 70 jeer ka dhakhso badan yahay faafitaanka, marka loo eego kan hadda ku badan Sweden iyo waddamo badan.
Dhanka...
Ra’iisul wasaaraha Norway Jonas Gahr Store ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa ay kabeyso biilasha korontada ee dadweynaha si loo yareeyo saameynta qiimaha korontadu ay...
Xisbiga ugu yar ee dawladda cusub ee isbahaysiga Jarmalku wuxuu taageersan yahay kordhinta shaqaalaha soogalootiga ah ee dalka si ay u buuxiyaan hoos u...
Haweeney ayaa Gurigeeda ku kireysay lacag dhan 4,600 kr bartamaha Caasimada Stockholm sida uu Qoray Hem och Hyra.
Haweeneyda ayaa Gurigeeda ku Kireysay Lacagtaasi iyadoo...
Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lamaanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu...
Hay'adda socdaalka ay go'aansatay in ay Musaafuriso hooyo Masri ah iyo laba ka mid ah carruurteeda xili hooyada ay qabto Xanuun aan la daween...
Ugu yaraan hal qof oo Boqortooyada Midowday ah ayaa dhintay ka dib markii uu ku dhacay Corona Nuuca Omicron iyadoo mas'uuliyiintu ay ka digayaan in...
Wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Sweden Morgan Johansson ayaa ku eedeeyay dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga iyo Qatar inay maalgeliyaan kooxaha xagjirka ah ee Yurub.
Wasiirka ayaa ka hadlay...















