Friday, April 24, 2026
Ugu yaraan 31 qof oo tahriibayaal ah oo ku sii jeeday dalka Ingiriiska ayaa ku qaraqmay English Channel oo ah marin biyood u dhaxeeya...
Talafashinka Dowlada ee SVT ayaa warbixin ka diyaariyay Taksiilayaasha ku sugan Sweden ee ka shaqeeya App-ka Uber iyo Bolt ee isku xira qofka iyo...
Dowlada Danmark, ayaa  rabtaa inay sii xoojiso xannibaadaha corona waxana hada eegeysaa in qofka sharuud looga dhigo warqada ama shahaadaha Corona marka uu tagayo...
Siyaasiyada Stella Creasy ayaa ku baaqday in dib u habeyn lagu sameeyo buuga sharci ee baarlamaanka kadib markii ay heshay canaan rasmi ah oo...
Baarlamaanka Sweden ayaa u codeeyay ansixinta miisaaniyada garabka midig ee mucaaradka oo ay soo bandhigeen xisbiyada Moderaterna (M), Kristdemokraterna (KD) iyo Sverigedemokraterna (SD). Ra'iisul Wasaaraha...
Ra'iisul wasaaraha la doortay ee Magdalena Andersson ayaa codsatay in laga xayuubiyo booskeeda ra'iisul wasaarenimo, saacado kadib markii la doortay. Andersson ayaa sheegtay in ay...
Ilo wareedyad muhiim ah ayaa sheegaya in xisbiyada Vänsterpartiet iyo Socialdemokraterna ay gaareen heshiis dhex-dhexaad ah oo lagu meel mariyo dowlad cusub oo Iswiidhan...
Dowlada Sweden ayaanan Aqoonsaneyn Dalal badan oo Caalamka ah kuwaasi oo Qaxootigooda iska dhiibaan Wadanka. Hay'ada Canshuuraha Sweden ayaa ugu danbeyn Aqoonsatay Dukumentiyada Qaxootiga Dalka...
Dowlada Norway ayaa maanta soo saartay Sharuudo cusub oo ku saabsan Dadka u soo  safraya Wadanka waxana uu dhaqan galayaa 26 bisha November oo...
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay, in ka badan 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii baabuur uu jiiray dad ka...