Home News in English Jönköping: Shaqaalihii oo dhan ayaa diiday Talaalka iyadoo Shirkad dhan ay u...

Jönköping: Shaqaalihii oo dhan ayaa diiday Talaalka iyadoo Shirkad dhan ay u bur-burtay Sababtaasi

0
Foto: Fredrik Sandberg/TT.

Shirkad ku taal Jönköping oo bixisa nadaafadda guriga ayaa dhowr macaamiil weyday dhawaanahan, maadaama shaqaalaha nadaafadda aan laga tallaalin covid-19 – sida ay shirkaddu sheegtay, midkoodna shanta shaqaale ma rabo inuu qaato Talaalka.

Ganacsadaha Shirkada iska leh ayaa go’an ku gaaray in uu shirkada Albaabada iskugu dhufto madama uusan heynin Xal kale.

“Laba toddobaad gudahood, waxaan weynay ugu yaraan sagaal macaamiil iyo afar qof oo diiday, ma aqbalayaan kuwa aan la tallaalin,” ayuu yiri mid ka mid ah maamulayaasha shirkadda.

Shirkada ayaa hada waxaa sameeyay Xaalada Corona ee Wadanka ka jirta mana jirto qof doonaya inuu la kulmo qof aanan talaalka qaadan.

Maanta oo Khamiis ah 25 kun oo qof ayaa laga helay 24 saac ee lasoo dhaafay sida ay shaacisay Qeybta Caafimaadka ee Dalka Sweden.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here