Home Wararka Caalamka Shirkadaha Busas-ka oo bilaabay in Xaga Danbe laga galo Buska marka la...

Shirkadaha Busas-ka oo bilaabay in Xaga Danbe laga galo Buska marka la raacayo

0

Xaalada Corona ee Wadanka Sweden ayaa ah mid kasii dareysa marba marba ka danbeesa waxaana dowlada ay soo saartay Xayiraado Cusub.

Shirkadaha Busaska wadanka ayaa hada bilaabay in ay dib u soo Celiyaan Qaabka Dadka u Racaan Busaska xiliga uu aadka u jiray Corona.

Caasimada Stockholm iyo Gobolada kale ee Dalka ayaa maanta lagu arkayaa in Dadka ay xaga danbe ka raacayaan Busaska iyadoo Sababta ugu weyn ay tahay in Darawalada aysan la kulmin halista Corona.

Shirkadaha Busaska ayaa Sanadkii hore sheegay inay Qasaareen Qiimo aad u sareya kadib markii Dad badan iska dhaafeen Kaararka iyagoo si Fudud xaga Danbe ugu raacaya Buska.

Ugu Danbeyn Shalay Qeybta Caafimaadka ayaa shaacisay in Dad gaaraya 22 kun laga helay Corona 24 saac ee lasoo dhaafay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here