Home Wararka Caalamka Austaria oo Dadka diiday Talaalka Corona ku soo rogeysa Ganaax

Austaria oo Dadka diiday Talaalka Corona ku soo rogeysa Ganaax

0
Foto: Caroline Salzinger

Dadka Austria ee diida in laga tallaalo covid-19 waxa laga yaabaa in dhawaan lagu ganaaxo lacag u dhiganta kumanaan Euro.

Baarlamaanka ayaa la filayaa in uu Ansixiyo Sharciga qabanaya dadka diida tallaalka toddobaadka soo socda.

Sabtidii, dadka ka soo horjeeda soo jeedinta ayaa mudaaharaad ka dhigay caasimadda Vienna, halkaas oo ay joogtay weriyaha Ekot Caroline Salzinger.

Dadka diidaya talaalka ayaa doonaya in Shacabka loo fasaxo talaalka isla markana xur looga dhigo waxa ay doonayaan.

Wadamada Badan aoo aduunka ayaa durba qasab ka dhigay talaalka iyagoo ku xiray shaqooyinka iyo goobaha kale.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here