Home Wararka Caalamka Somalida Sweden oo kaalin Feecan kaga jirta Qaadashada Talaalka Corona

Somalida Sweden oo kaalin Feecan kaga jirta Qaadashada Talaalka Corona

0
Foto: Stina Stjernkvist / TT

Sida Xaalada u muuqato Kiisaska Corona ayaa wadanka ku sii kordhaya waxana Dadka laga Codsanayaa in ay qaataan Talaalka.

Somalida waa Qowmiyadaha ku nool Dalka kuwaasi oo Hada Qaatay Talaalka Sida ay muujineyso Sahan ay sameysay Warbaahinta Somaliska.

Goobaha ay ku noolyihiin Dadka Somalida Sida Rinkeby iyo Tensta ayaa ah kuwa Mashquul badan mana sahlanaya inaad markaasi hesho Talaalka.

Dadka Somalida ayaa markooda hore ku dag-dagin dhanka talaalka iyagoo ka cabsi qaba in dhibaato kala kulmeen.

Sida hada Xaalada Tahay Badi dadka somalida iyo dadka kale ayaa ah kuwa  qaatay talaalka inkastoo uu xanuunka yahay mid wali taagan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here