Home Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo laga helay Covid-19

Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo laga helay Covid-19

0
Foto: Henrik Montgomery/TT

Raiisel wasaare Magdalena Andersson (S) ayaa laga helay covid-19,  Sida uu TT u sheegay xoghayaha warfaafinta ee gobolada.

Andersson ayaa la sheegay inay Xaaladeeda tahay mid feecan. Haatan waxayna shaqadeeda Ku gudaneysaa guriga.

Todobaadkan, hogaamiyaha xisbiga Centerpartiet Annie Lööf iyo af hayeenka xisbiga Miljöpartiet Per Bolund ayaa ku dhawaaqay inay qaadeen cudurka covid-19.

Xaalada Corona ee Dalka Sweden ayaa gaartay Halkii ugu Sareesay waxana Dowlada ay sameesay Xayiraado Cusub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here