Home Wararka Caalamka Hay’ada UDI ee Norway oo Warbixin kasoo saartay Ajaanibta UK ee Codsiyada...

Hay’ada UDI ee Norway oo Warbixin kasoo saartay Ajaanibta UK ee Codsiyada Deganaanshaha

0

Wadamada Yurub badankooda waxay bilaabeen inay si gooni Gooni ah ula Macaamilaan UK oo iskaga baxday Midowga Yurub.

Dalalka sidaasi sameeyay waxaa kamid ah Norway oo aan ku jirin Midowga Yurub waxana heshiiska UK la gashay ka mid ahaa Hal Sano oo labada dhinac isku xirin wax sharuud ah.

Sida ay shaacisay Hay’ada UDI ee dhanka socdaalka u Qaabilsan Norway waxaa jira 18,000 kun oo Codsi oo ka yimid dhanka Muwaadiniinta UK ee Dalbanaya Deganaanshaha Wadanka.

Hay’ada ayaa intaasi ku dartay in ilaa hada aysan jirin qof loo diiday codsigiisa marka laga reebo Sababo sharuudaha looga baahanyahay oo kala dhina.

UDI ayaa warbixinteeda ku sheegtay in Dadka soo gudbiyay codsiyada ay dalka joogi karaan ilaa inta ay helayaan jawaabtooda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here