fayraska omikron ayaa laga helay Sweden Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ayaa ku qortay warsaxaafadeed ay soo dhigtay bogeeda.
fayraska ayaa laga helay Qof dhawaan u safray...
iyadoo uu dhawaan soo baxay Corona Cusub oo ka dilaacay Qaarada Africa gaar ahaan Dalka South Africa waxaa kiisaskii ugu horeeyay lagu arkay Qaarada...
Magdalena Andersson ayaa maanta mar kale heshay codadka Barlamaanka Dalka Sweden iyadoo sidaasi ku noqotay Raisal Wasaaraha Sweden.
Andersson ayaa dhawaan xilkaasi loo doortay lakin...
Wararka laga helay Xaafada Hodinge ee Koonfurta Stockholm ayaa xalay lagu toogtay nin 45 Sano jir ah.
Ninkan ayaa marka hore soo gaaray dhaawac culus...
Xaalada Cakiran ayaa ka jirta Xaduuda u dhaxeysa Belarus iyo Poland oo ku aadan Qaxootiga tirada badan ee ku sugan halkaasi.
Wadamada Yurub waxaa ka...
Rabitaanka safarka dibadda ayaa ah wax aad u wanaagsan dad badan si ay u qaataan fasaxyada kirismaska iyo sanadka cusub, sida laga soo xigtay hawlwadeennada...
Wasiirka Caafimaadka Belgian Frank Vandenbroek ayaa shir jaraa'id oo uu maanta qabtay ku sheegay in kiis ku saabsan Coronaha Cusub laga arkay Belgium, kaasi oo noqonaya kiiskii...
Dowladda wadaagga ah ee Jarmalka laga dhisayo ayaa qorsheynaya inay fududeeyaan qaadashada dhalashada dalkan, iyadoo isbeddel lagu sameynayo xeerka qaadashada jinsiyadda.
Waxyaabaha isbeddelaya waxaa ka...
Baahida loo qabo darawallada basaska ee Skåne aad bay u badan tahay hadda shirkadaha basaska ayaa hada qornaya darawalada Basaska.
Isku-socodka magaalada Malmö, Shirkada Nobina,...
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlén ayaa u wakiishay guddoomiyaha xisbiga SPD Magdalena Andersson mar kale inay soo dhisto dowladda. Waxa uu sheegay in Kalfadhi cusub oo...













