Home Wararka Caalamka Sweden oo maanta Joojisay Xayiraado ka jiray dhanka Xadka Dalka Norway

Sweden oo maanta Joojisay Xayiraado ka jiray dhanka Xadka Dalka Norway

0

Dowlada Sweden ayaa maanta bilowday inay joojisay xayiraadaha ka jiray xadka dalka Norway gaar ahaan dadka soo galaya dalkan.

Qof Walbo oo soogalaya Xadka Sweden kana imaanaya dhanka Norway waxaa laga joojiyay Warqada Tijaabada Corona ee 48 saac.

Hadii aad kasoo galeyso dhanka Norway waxaa lagaaga baahanyahya oo kaliya warqada Talaalka Corona si aad u soo gasho dalka.

guddoomiyaha ururka ganacsatada ee Strömstad. ayaa sheegtay in Dadka Norway ay arintan maqleen ayna ku farxeen.

Dadka kasoo safraya dhanka Norway ee ka adeegta gudaha Sweden ayaa dhibaato ku qabay qaadista talaalka Corona.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here