Home News in English Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Kordhinta Sharci horay u jiray oo Corona ku...

Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Kordhinta Sharci horay u jiray oo Corona ku aadan

0

Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa go’aamiyay in la meel mariyo soo jeedinta dowladda ee ah in la kordhiyo sharciga cudurrada faafa ilaa 31-ka May.

Sidoo kale, baarlamaanka ayaa xukuumadda ugu baaqay inay la soo noqoto hindise cusub oo ku saabsan in sharciga lagu kordhiyo laba bilood oo keliya, taasoo ah illaa 31-ka March.

Soo jeedinta xukuumadda ee uu baarlamaanku ansixiyay ayaa sidoo kale ka dhigan in la laalay awoodihii fogaa ee dowladda loo siinayay go’aan ka gaarista xiritaannada iyo mamnuucidda dhaqdhaqaaqyada iyo isu imaatinka goobaha dadweynaha.

Inta badan baarlamaanka Iswiidhan ma rabaan in lagu kordhiyo sharciga muddo afar bilood 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here