Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa ballan qaaday inay siin doonto xirmo cusub oo taageero ah Ukraine. Xirmadan ayaa qiimaheedu dhan yahay hal bilyan oo...
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay, Nasteho Mohamed, oo 23 jir ah, ayaa ku caanbaxday geesinimadeeda Sweden, markii ay ka soo horjeesatay wax ay ugu yeertay...
laga bilaabo bisha November ee soo socota waxaa isbadal lagu sameeyay Sharciga ama habka loo galo imtixaanka dadka doonaya inay qaadaan kaarka Taxi-ga waxa...
Haweeney iyo ilmo ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow beer lagu nasto oo ku taal xaafadda Årby ee Eskilstuna.
Labada qof ee...
Dood ayaa ka taagan Dalka Holland kadib markii ilmo saddex sano jir ah ay u geeriyootay Dayac loo geestay.
Dalka Holland waxaa iska dhiibay Qaxooti...
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa maanta ku dhawaaqay barnaamijkiisa doorashada, isagoo diiradda saaraya tallaabooyinka laga qaadayo dembiyada kooxaha gaangiska ah, joojinta ku biirista Kooxahan, iyo adkeynta...
Ra’iisul Wasaaraha Sweden ee Magdalena Andersson (s) ayaa sheegtay inaysan rabin wax ay ku sheegtay “Magaalo Soomaali” ama “Somalitown” ama meelaha kale ee takooran...
Xisbiga Moderna ayaa sheegay in uu doonayo in uu meesha ka saaro mid kamid ah sharciga socdaalka ee dadka qaangaarka ah ee aan sabab...
Shirka NATO ee u dhexeeya Sweden, Finland iyo Turkey ayaa lagu qaban doonaa Finland maalinta Jimcaha. Taariikhda waxaa maanta xaqiijisay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ann Linde. Wafdiga...
Xisbiga Sooshal dimuqraadiga ayaa raba inuu balaadhiyo kabka hawlgabka ee muranka dhaliyay ee baarlamaanka loo codeeyay gugii hore.
- Hadda waa inaan qaadnaa tallaabada xigta. Lacagaha...















