Home Wararka Caalamka Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’aan Musaafurin ah u dirtay Qoys Suuriya...

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo go’aan Musaafurin ah u dirtay Qoys Suuriya kasoo jeeda

0

Hay’ada Socdaalka Sweden ayaa sanadkii 2020 diidmo siisay Qoys kasoo jeeda Dalka Suuriya oo ka kooban Hooyo iyo labo Caruur ah oo ay dhashay.

Qoyska ayaa Diidmada ku helay sabab ay ugu weyn tahay magaalada ay sheegteen oo nabad ah.

Sida uu ku waramayo Warsidaha Alkompis Qoyska ayaa Racfaan ka qaatay Diidmada waxana Codsigooda u gudbiyaan dhanka Maxkamada.

Maxkamada ayaa ku raacday laanta Socdaalka go’anka diidmada iyo sharciyada ay cuskadeen qeybta socdaalka.

ugu danbeyn laanta socdaalka ayaa hada Warqado u dirtay Qoyskan warqadaha ayaana ku saabsan qaabka ay iskugu diyaarinayaan musaafurintooda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here