Home News in English Barlamaanka Denmark oo Aqbalay Dhimista Korontada Dalka ee Saacadii

Barlamaanka Denmark oo Aqbalay Dhimista Korontada Dalka ee Saacadii

0
Photo/TT

Barlamaanka Dalka Denmarka ayaa u fadhiistay Soo jeedin ku aadan dhimista Tamarka ama korontada Wadanka inta lagu jiro xaalada Adag ee soo mareyso Yurub.

Golaha Shacabka ayaa ogolaaday soo jeedinta ah in la dhimo korontada Boqolkiiba 99 guud ahaan Dalka si loo caawiyo Dadka Denmark.

Korontada Wadanka waxaa laga dhigay 8 Koron Saacadii halka maanta ay tahay 69,7 Koron waxana dhimis boqolkiiba 99.

Dowlada ayaa sidoo kale sheegtay inay qorsheeneyso inay caawiso Dadka Denmark caawintaadi oo ah mid dheeri ah.

Talooyinka sidoo kale waxaa ka mid ah kordhinta kaalmada barnbidrag ee carruurta bilowga sanadka. Baarlamaanka ayaa la filayaa inuu u codeeyo soo jeedintan toddobaadka soo socda.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here