Xisbiga S ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in xisbiga Moderatka uu la wareego baarlamaanka, waase haddii xisbiga M uu la galo wada...
Tirokoob ay soo saartay Hay’adda Socdaalka ayaa muujisay in ilaa 45 kun oo qof oo ka soo jeeda Ukrain ay magangelyo ka codsadeen Sweden...
Aftonbladet ayaa ilo xog ogaal ah ka ogaatay in xisbiyada garabka midig ay ku heshiiyeen siyaasad adag oo dhanka socdaalka ah iyo siyaasad cusub...
Hal qof ayaa isbitaal loo qaaday ka dib markii uu qarax ka dhacay guri dabaq ah oo ku yaala Åstorp ee Scania. Wax ka yar...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay waxa uu ugu yeeray in si sharaf leh loo soo afjaro dagaalka ka socda Ukraine iyo...
Bangiga dhexe ee Sweden ayaa kor u qaaday heerka dulsaarka aasaasiga ah in ka badan intii la filayay isagoo isku dayaya inuu ka hortago...
Shalay ayaa si toos ah loo soo bandhigay natiijada Doorashada Dalka Sweden gaar ahaan in codadka oo dhan la tiriyay.
kadib natiijada waxaa Xildhibaan walbo...
natiijada doorashada sweden ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay kadib mudo dheer oo la tirinayay codadka waxana codadka lasoo bandhigay ku jiray sida kaalmaha...
Hay’adda Socdaalka ayaa bedeshay go’aankeedii ahaa in nin loo masaafuriyo Afgaanistaan ka dib markii ay dhaleeceyn uga timid guddiga Qaramada Midoobay ee ka dhanka...
Golaha sharciga ayaa diiday soo jeedinta dowladda ee ah in la mamnuuco shatiyeynta dugsiyo diimeed oo madax-bannaan oo cusub. Waxaa hadda loo fiirsaday xukuumadda cusub...














