Friday, July 3, 2026
Xeer ilaalinta guud ayaa maanta ku soo oogtay nin dhalinyaro da'diisa lagu sheegay in uu dilay hooyadii isagoo u isticmaalaya toorey. Hooyadan oo 45 jir...
Warbixin maanta la daabacay ayaa daaha ka qaaday in mulkiilaha guryaha ee Rosengord ee Malmö uu si fagaare ah u dooranayo kiraystayaasha iyadoo loo...
Raisal Wasaaraha Denmark Mette Frederiksen ayaa ku dhawaaqday doorasho cusub oo Danmark ka dhacaysa 1da Noofambar. Hadda waa markii la heli lahaa dawlad midnimo...
Ra'iisul wasaaraha xilka ka degaya Magdalena Andersson ayaa tiri "waxaan ku jirnaa xaaladii ugu khatarsaneyd ee dhanka siyaasadda iyo amniga tan iyo dagaalkii qaboobaa." Waxay...
Wasaaradda Difaaca ee Sweden ayaa beenisay wararka sheegaya in diyaaradaha Ruushka ay gudaha u galeen hawada Sweden. Wasiirka Difaaca Peter Hultqvist, ayaa shir jaraa’id oo...
Wadamada Yurub ayaa doonaya inay Adkeeyaan QulQulka Qaxootiga uga imaanaya Dalalka Giriiga iyo Serbia kuwaasi oo marka danbe gaara Hungry iyo Croatia oo ka...
Midowga Yurub ayaa isku Raacay Cunaqabateyn Cusub oo ka dhan Dalka Ruushka. Madaxtooyada Czech ee Midowga Yurub ayaa arrintan ku xaqiijisay bogga Twitter Arbacadii. - Waxaanu ku gaadhnay...
Gabar dhalinyaro ah ayaa lagu toogtay oo lagu dhaawacay xaafadda Skarpnäck ee koonfurta Stockholm shalay fiidkii. Aftonbladet oo soo xiganaysa ilo-wareedyo ayaa sheegay in gabadhan...
1da Oktoobar, sharciga cusub ee ilaalinta shaqada ayaa dhaqan galay . Waxay ku salaysan tahay heshiiska u dhexeeya ururada iyo loo shaqeeyayaasha tani waxay...
Ra'iisul-wasaarihii hore ee Jarmalka Angela Merkel ayaa heshay abaalmarinta Nansen Prize, oo ay bixiso hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga. Waxay ku heshay go'aankeeda ah...