Wednesday, May 1, 2024

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0
Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay...

Ylva Johansson ” Denmark waxay Carqaladeeneysaa Sharciga Geneva ee Yurub ”

0
Ylva Johansson oo ka tirsan Gudiga Midowga Yurub ee Arimaha gudaha ayaa ka hadashey dhibaatada ka dhalatay sharciga dhawaan uu Ansixiyay Barlamaanka Denmark. Sharcigan oo...

Haweenka Uurka leh ee Denmark oo hada la talaali karo

0
Qiyaastii 100,000 haween uur leh iyo naasnuujin ah oo ku nool Danmark ayaa hadda la siin karaa tallaalka loo yaqaan 'corona tallaal', sida uu...

Qarax ka dhacay Caasimada Denmark ee Copenhagen

0
Boliska dalkaa waxay sheegeen inuu qarax xooggan ka dhacay meel ku dhow Xafiiska Canshuuraha oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kobanhagen (Copenhagen). Qaraxaasi ayaa waxa...

Denmark:- Mette Frederiksen oo markii Sadaxaad arooskeeda u baajisay Shir muhiim ah

0
Ra’isul Wasaaraha dalka  Denmark, Mette Frederiksen ayaa mar kale dib u dhigtay xaflada arooskeeda, waxa ayna markan shaacisay in sababta arooskeeda dib uga dhacay...

Denmark oo soo saartay Corona Basaboor oo loogu tala galay Dadka Safraya

0
Dowlada Denmark ayaa soo saartay Basaboor loogu tala galay Dadka Safarka kaasi oo ah Elektaroonig waxana Qofka uu kala soo baxayaa Boga Hay'ada Caafimaadka...

Sweden oo kasoo horjeesatay Xabad Joojinta Israel iyo Hamaaz

0
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden, Tobias Billstrom, ayaa diiday inuu taageero dalabka xabad joojin ee Gaza oo ay soo bandhigtay Spain Malta, Belgium iyo Ireland. Bellstrom...

Qiimaha Gawaarida Korontada ku Shaqeysa oo hoos u dhacay

0
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...

Denmark oo ka hadashey hadii ay soo kordhineyso Xayiraado Cusub oo dheeri ah

0
Guddiga Qaranka ee Caafimaadka ayaa sheegay in Wax qorshe ah uusan ugu jirin xayiraad dheeraad ah gaar ahaan Caasimada. Inkasta caasimadda Danmark ay u gudubtay...

Danmark oo diiwaan galisay tirada ugu yar ee magan galyo doonka ilaa 1998

0
Wadar ahaan 1,547 magangalyo doon ah ayaa laga diiwaan geliyay Danmark sanadkii hore, waana tiradii ugu yareyd ee sanadle ah tan iyo 1998. Tirada magangalyo...