Monday, November 2, 2026

Warbixin Wadan walbo oo Yurub ka tirsan uma dhashaan caruur ku filan.

0
Tiro aad u yar ee qoysaska Yurub oo doorta inay carruur badan dhalaan. dalalka  EU/EØS midkoodna hadda uma dhawo inuu tirada dadkiisa isku dheeli...

Denmark oo kordhisay Xayiraadaha Saaran Xadka Dalka Sweden

0
Denmark ayaa kordhisay xakamaynta xuduudaha qaar ka mid ah dadka safarka ah ee ka imanaya Sweden ilaa May 2022. Sababta ayaa ah hanjabaad joogto ah...

Denmark oo Xuduuda u furtay Dalka Sweden gaar ahaan Gobolka Skåne

0
Dowlada Denmark ayaa ugu danbeyn Xuduuda u furtay Gobolka Skåne oo ka tirsan dalka Sweden kaasi oo buuxiyay Sharuudaha Dowlada Denmark ku xirtay Xaduud...

Denmark oo Sharciga Deganaanshaha ka ceshatay 94 Qof oo Qaxooti Suuriyan Ah

0
Warbixin uu daabacay wargayska Ingriiska ee Independent laba maalmood ka hor ayaa lagu sheegay in Danmark noqotay wadankii ugu horeeyey ee Yurub ah ee ka qaada qaxootiga Siiriya deganaanshaha, taas...

Shirkada Turkish Airline oo soo bandhigtay Taariikh-da ay bilaabeyso duulimaadka yurub

0
Calan-sidaha Turkish Airlines (THY) ayaa ku dhawaaqday inay duullimaadyo toos ah ka bilaabayso 16 magaalo oo ku kala firirsan 6 dal oo Yurub ah...

Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub

0
Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa. Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa...

Midowga Yurub oo ku baaqay in Daaliban lala yeesho Wada-hadal

0
jeckow ama ha jeclaan, laakiin Midowga Yurub kama xishoonayo inuu la hadlo Taliban. Tani waa farriintii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Midowga, Josep Borrell, habeenkii Talaadada. - Ma...

Dowlada Denmark oo ku dhawaaqday Xanibaado Cusub iyo Sharciyo dheeri ah

0
Danmark ayaa si weyn u xakameyneysa dhaqdhaqaaqa bulshada iyada oo la adeegsanayo tallaabooyin cusub oo loogu talagalay in lagu xakameeyo isbedelka kiisaska sii kordhaya...

Denmark oo sheegtay in Madaxweynaha somaliya ka codsaday dib u celinta Qaxootiga Somaliya.

1
Sida ay qoreen warbaahinta gudaha Denmark Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa doonaya in Qaxootiga somalida ee ku nool Denmark in dib loogu celiyo dalkooda sida...

Caasimada Denmark oo lagu Xiray Iswidhish 16 jir oo Dil geysan rabay

0
Wiil 16 jir ah oo u dhashay dalka Sweden ayaa u xiran isku day dil iyo hub uu ku haysto magaalada Copenhagen. Sida ay...