Sunday, April 28, 2024

Raisal wasaraha Denmark Lars Løkke oo kulan ku saabsan arimaha Qaxootiga kala hadlaya Stefan...

0
Sida ay shaaciyeen warbaahinta gudaha Raisal wasaaraha Denmark Lars Løkke Rasmussen ayaa booqasho ku imaanaya dalka sweden isagoo kulan la qaadandoono dhigiisa dalka sweden...

Barlamaanka Denmark oo ogolaaday Sharci Cusub oo Qaxootiga ah

0
ugu danbeyn Barlamaanka Denmark ayaa ogolaaday sharci Cusub oo lagu wajahayo qaxootiga ku cusub Dalka ee doonaya magangalyo siyaasadeed nuuc walbo. Sharciga ayaa dhigaya in...

Kalkaaliso u dhalatay Danmark oo labo mar laga helay Xanuunka Corona

0
Kalkaaliye caafimaad oo danmark u dhalatay  ayaa ka mid noqotay Dadka uu labada jeer ku dhacay cudurka loo yaqaan 'covid-19'. 41 jirkan ayaa xanuunsatay...

Denmark oo Maxkamad soo taagtay Saddex Dumar ah oo lagu heesto dambi la xiriira,

0
Saddex dumar ah oo Denmark ku soo laabtay oo ka yimid Suuriya ayaa loo haystaa dambiyo argagixisanimo iyagoo ka qayb qaadanaya dhaqdhaqaaqyada ISIS. Haweenkan (33, 35 iyo 38 sano...