Sunday, May 12, 2024

Dalka Ruushka oo Gaaska ka jiray Denmark

0
Shirkadda gaaska ee Ruushka ee Gazprom ayaa ku dhawaaqday inay jartay sahaydii ay siin jirtay Danmark Shirkaddu waxay sheegtay in laga bilaabo Arbacada 1da Juun,...

Denmark ku dhawaad 1,605 qof oo laga helay Corona 24 saac ee lasoo dhaafay

0
1,605 qof ayaa laga diiwaan geliyey infekshinka coronavirus 24 kii saac ee la soo dhaafay . Lix qof ayaa dhimatay gudaha Denmark.  tirakoobkii ugu dambeeyay ee machadka Statens Serum...

Waxa uu noqday Muwaadin Swidhish ah Rasmus Baludan oo ku Caanbaxay Gubista Quraanka

0
Siyaasiga Xagjirka Daanishka ee Rasmus Paludan wuxuu noqday muwaadin Iswidish ah. Wuxu sheegay inuu rajaynayo inuu hawlo badan ka qaban karo Sweden, sida ay...

Denmark oo fududeysay Booqashada Goobaha Dadka waayeelka

0
Xeerarka booqashooyinka guryaha dadka waayeelka ah ayaa noqda kuwo dabacsan. Taas macnaheedu ayaa ah in ay jiri doonto fursad booqashooyin badan oo ka dhici kara...

Ruushka oo soo saaray talaalka rasmiga ee Convid 19 isagoo soo bandhigay

0
Dowlada Ruushka gaar ahaan Wasaarada Caafimaadka ee Dalkaasi waxay soo bandhigtay talaalka Cudurka Convid19 kaasi oo lagu tijaabiyay dadkii ugu horeeyay laguna guuleestay sida...

Denmark oo guryaha ka Saareysa Dadka Ajaanibta ee Dagan Aaga Nugul

0
Isbeddel qoto dheer ayaa ka socda gobollada nugul ee Danmark , ama waxa ay siyaasiyiintu ugu yeeraan bulshooyin isbarbar socda ama gooni-gooni ah.  Dawladda Denmark waxa ay hiigsanaysaa in...

Maalqabeen Balan qaaday in haweynka Denmark uu ka bixinayo Lacagta Ganaaxa ee Indho-shareerka..

0
Iyadoo ganaaxii ugu horeeyay uu ku dhacay haweeney muslimad ah una dhalatay Denmark ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Maalqabeen u dhashay Dalka Farance. Maalqabeenkan oo...

Hogaanka Midowga Yurub oo loo doortay Qof Haween ah Markii ugu horeesay

0
Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah Ursula von...

Dukaanka IKEA oo Shaqaalihiisa Gudoonsiiyay Lacag Gaareysa 1 Bilyan, Shaqadooda Xiliga Corona

0
Shirkadda weyn ee alaabta guryaha ee Sweden (IKEA) ayaa go'aansatey in ay bixiso gunnooyin qiimihiisu yahay 1.1 bilyan krone (110 milyan oo Yuuro) dhammaan...

Denmark Haweynka Somalida ku nool oo la sheegay in aysan luuqada garaneyn..

0
Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida Denmark, ayaa la sheegay ineey qabeen xaflad ay ugu dabaal dagayeen urur ay leeyihiin sanad guuradiisa. Telefeyshinka dalkaas ayaa...