Home Wararka Denmark Denmark oo fududeysay Booqashada Goobaha Dadka waayeelka

Denmark oo fududeysay Booqashada Goobaha Dadka waayeelka

0

Xeerarka booqashooyinka guryaha dadka waayeelka ah ayaa noqda kuwo dabacsan. Taas macnaheedu ayaa ah in ay jiri doonto fursad booqashooyin badan oo ka dhici kara guriga waayeelka.

Sidaas waxaa sheegtay Wasaaradda Caafimaadka iyo Waayeelka. Isbedelka xeerarka ayaa dhaqan galaya isla markaaba.

si kastaba ha noqotee, waxaa jiri kara oo keliya laba booqasho markiiba. Ma jiro wax isbadal ah oo ku saabsan inta qof ee soo booqan karta, laakiin waxaa jiri doonta fursad booqashooyinka oo ku dhici doona xaalada goobta la booqandoono.

In ka badan 1,000 guryaha xanaanada ah ee dalka ayaa xilligan lagu soo rogay xayiraad booqasho ama mamnuucid ay soo saartay Hay’adda Difaaca Bukaanka.

Somaliska Copenhegan

Xigasho/DK

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here