Home Wararka Denmark Barlamaanka Denmark oo Go’an ka gaaraya in Goobaha Shaqada lagaaga rabo Basaboorka...

Barlamaanka Denmark oo Go’an ka gaaraya in Goobaha Shaqada lagaaga rabo Basaboorka Corona

0
Foto: Martin Sylvest/AP

Dowlada Danmark, ayaa  rabtaa inay sii xoojiso xannibaadaha corona waxana hada eegeysaa in qofka sharuud looga dhigo warqada ama shahaadaha Corona marka uu tagayo kooxda shaqada.

Soo jeedinta cusub ayaa la filayaa in Barlamaanka uu go’aan ka gaaro berri in wadanka uu ka bilowdo sharcigan.

shuruudaha waxaa kamid ah in baasaboorka corona lagaga rabo dhammaan goobaha shaqada ee dowladda iyo dhammaan waxbarashada dadka waaweyn iyo dhalinyarada.

Intaa waxaa dheer, dawladdu waxay soo jeedinaysaa shuruudo dib loo soo celiyay oo ku saabsan ilaalinta afka ee goobaha ganacsiga iyo gaadiidka dadweynaha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here