Home Wararka Maanta Taksiilayaasha Sweden ” Shirkadaha App-ka ayaa nagu shaqeysta Mararka Qaar Gaariga ayaa...

Taksiilayaasha Sweden ” Shirkadaha App-ka ayaa nagu shaqeysta Mararka Qaar Gaariga ayaa Seexanaa

0

Talafashinka Dowlada ee SVT ayaa warbixin ka diyaariyay Taksiilayaasha ku sugan Sweden ee ka shaqeeya App-ka Uber iyo Bolt ee isku xira qofka iyo Taksiga.

ku dhawaad 20 Qof oo lala yeeshay Wareysiyo kala duwan ayaa sheegay in Shirkadaha App-ka ay adoonsadaan isla markana mararka qaarkood sheeqeeyaan 13 saac ka badan iyo 17 maalin oo xiriir ah.

si aanan loo garan qof magaciisa ku sheegay Paul ayaa SVT u sheegay in Labada Shirkadood mararka qaarkood ganaaxaan tusaale in App-ka laga xiro iyadoo sabab looga dhigayo inaysan u tagin qofka macaamiisha waqtiga la rabay.

Waxay intaasi ku dareen in lacag badan tahay marka aad dooneyso inaad madax banaanaato.

Tagaasileyda ayaa fakar ahaan ka sinaa in shirkada ay si xun ula dhaqanto.-

Labada App  ayaa boqolkiiba 20 ilaa 25 iska leh lacagta lagu qaado qofka iyadoo qofka iska leh tagsiga uu wax walbo oo qarash ah isaga bixinayo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here