Home Wararka Denmark Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub

Saacada oo xalay la badalay Sweden,Norway iyo Wadamada kale ee Yurub

0

Xalay markii ay aheyd 02:00 am ayaa la badalay Saacada Yurub iyadoo dib loogu soo celiyay waqtiga Caadiga ahaa.

Meelaha Waqti Badalka laga dareemay waxaa kamid ah Sweden iyo Norway iyadoo taasi muujineyso in uu bilaabanayo Waqtiga kuleelaha.

Sanadkii 1980 ayaa la bilaabay Saacada oo la badalo Dalka Sweden waxaana markasta ka dhalata isbadal iyo dhibaato adag iyadoo dhoor mar Barlamaanka Yurub uu ka fadhiistay in la joojiyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here