Home Wararka Denmark Haweenka Uurka leh ee Denmark oo hada la talaali karo

Haweenka Uurka leh ee Denmark oo hada la talaali karo

0
Foto: Johanna Sjöqvist Harland/Sveriges Radio

Qiyaastii 100,000 haween uur leh iyo naasnuujin ah oo ku nool Danmark ayaa hadda la siin karaa tallaalka loo yaqaan ‘corona tallaal’, sida uu sheegay guddiga caafimaadka.

Illaa iyo hadda, Suuragal uma ahayn haweenka uurka leh ama naasnuujinaya in la tallaalo sababo la xiriira la’aanta dukumiintiyo ku saabsan in ay caafimaad ku heli karaan hadii la talaalo

Si kastaba ha noqotee, waa loo oggol yahay kiisaska gaarka ah.

Ka dib markii aan dib u eegnay xogtii ugu dambeysay iyo waaya-aragnimada dalal kale, Guddiga Qaranka ee Caafimaadka ayaa hadda siinaya iftiinka cagaaran ee tallaalka dhammaan haweenka uurka leh iyo kuwa nuujinaya.

Waxaan kula talinayna inaanu raacno wadamo kale oo yurub ah sida Sweden iyo Netherlands, ayuu yidhi S Boardren Brostrøm.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here