Home Wararka Denmark Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

Dahabka oo gaaray Qiimaha ugu sareeyay kadib hoos u dhaca Dollar-ka

0

Dollar-ka ayaa soo wajahay Qiimo dhac aad u hooseeya marka la eego xaalada siyaasad ee u dhaxeysa wadamada Mareykanka iyo Shiina taasi ayaana keentay in Dahabka uu gaaro halkii ugu sareesay shalay oo isniin ah ayuuna gaaray 1938 taasi ayaana ka dhigan in qiimaha Dahabka ee Kilo-ga in uu gaaro 545 kun oo lacagta sweden ah.

Dahabka ayaa aad ugu wanaagsanaa biraha kale ee Silver-ka iyo Platinum marka la eego dadka maalgashada.

Dadka maalgashiga ku sameeya Dahabka ayaa hada eegaya Xaalada iyo Bangiyada Dalka mareykanka waxana la saadaalinayaa in uu dahabka gaarayo ilaa 2000 sida Somaliska.com xogta ku heleyso xalay ayuuna gaaray 1980 inkastoo maanta dib u soo dhacay.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here