Danmark oo Qaadeysa Xayiraadaha Saaran Wadankeeda
Dowladda Denmark ayaa ku dhow inay baabi'iso dhammaan xannibaadaha Corona ee dalka, laga bilaabo toddobaadka soo socda. Wargeyska Jyllands-Posten ayaa soo sheegay in guddiga masiibada aysan u...
Hooyo iyo Aabe ku Xadgudbay Caruurtooda oo la xiray Todobaadkan
Wararka laga helayo Degmada Kalmar ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in Hooyo iyo Aabe Da'dooda lagu sheegay 25 sano jir la xiray
Hooyada iyo Aabaha...
Xuseen oo Dalka laga Masaafurinayo kadib 10 Sano oo uu ku noolaa
Ka dib in ka badan toban sano oo uu Iswiidhan ku qaatay Ramiz Hussain oo ah xirfadle hindise app-ka ah, ayaa hada lagu amray...
Barlamaanka Sweden oo Ansixiyay Kordhinta Sharci horay u jiray oo Corona ku aadan
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa go’aamiyay in la meel mariyo soo jeedinta dowladda ee ah in la kordhiyo sharciga cudurrada faafa ilaa 31-ka May.
Sidoo kale, baarlamaanka ayaa...
Macluumaad ku saabsan Sharciga EBO ee Dowlada Sweden joojineyso
Dowlada Sweden gaar ahaan Raisal Wasaaraha Dalka ayaa ka dhawaajisay dhawaan inay dooneyso meesha inay ka saarto sharciga EBO kaasi oo ay ku tilmaamtay...
Maxamed: Go’an Adag ayaa qaatay si aan u helo Sharci Deganaansho oo 8 Sano...
Kumanaan dad ah ayaa ku soo jabay dalka Sweden sanadkii 2015 markaasi oo Qaxooti badan soo galeen Qaaramada Yurub Dadka xiligaasi waxaa kamid ahaa...
Fanaanka Dree Low oo joojiyay Heesaha isagoo Codsaday in Heesihiisa la Tirtiro
Fanaanka Dree Low oo Magaciisa oo dhameestiray yahay Saalax Cabdi Cabdulle ayaa Shaaciyay inuu ka fadhiistay Heesaha ama Muusikada.
Fanaanka oo Asal ahaan kasoo jeeda...
Haweenka Uurka Leh oo Qasab lagu Dhaliyo iyagoo Waqtigooda Dhameysan Marka Corona uu ku...
Inta lagu jirey caabuq-sidaha Covid-19, in ka badan 50 haween ah oo uur leh oo la geeyey qaybta daryeelka deg degga ah ayaa khasab...
Markab Dagaal oo laga leeyahay Ruushka oo lagu arkay Xeebaha Sweden
Markab ka socday millitariga Ruushka ayaa todobaadkii hore lagu arkay Badda Baaltigga ama Östersjön .
waa sida uu sheegay Mikael Claesson oo ah madaxa howlgallada...
Barlamaanka Sweden oo Dowlada ka diiday Shaci Awood siinaya Xukuumada
Barlamanka Sweden ayaa diiday in Dowlada Afar bil loogu kordhiyo Awooda ay u leedahay inay Xaalad deg deg ah soo saari karto mudada uu...