Home News in English Hooyo iyo Aabe ku Xadgudbay Caruurtooda oo la xiray Todobaadkan

Hooyo iyo Aabe ku Xadgudbay Caruurtooda oo la xiray Todobaadkan

0
Foto: Olivia Symoens/Sveriges Radio.

Wararka laga helayo Degmada Kalmar ee Dalka Sweden ayaa sheegaya in Hooyo iyo Aabe Da’dooda lagu sheegay 25 sano jir la xiray

Hooyada iyo Aabaha ayaa Xadgudub u geestay ilo yar oo ay dhaleen Waxana arintaasi keentay in la xiro labadooda.

Sida uu Booliska u sheegay Warbaahinta Cunuga yar ayaa hada lagu dabiibayaa isbitaalka madama ay soo gaareen waxyeelo xoogan.

Qaar kamid ah Kalkaalisooyinka isbitaalka ayaa booliska ku wargaliyay dhibaatada dhacday taasi oo keentay in labada waalid la xiro.

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here