Saturday, May 18, 2024

Waqtiga lagu galo Da’da Hawl gabka oo la kordhinayo

0
Waxaa maanta oo arbaco ah la filayaa in baarlamanka uu meel mariyo sharci kordhinaya da’da lagu galo hawlgabka. Sida uu qorayo  hindisaha sharciga ee baarlamanku...

Macaamiisha Swedbank oo lacago lagala baxay Caawa

0
Sida uu shaaciyay Bangiga Swedbank waxaa dad badan lacago lagala baxay koontadooda kadib markii Cilado soo wajahday Bangiga. lama oga nuuca cilada ee soo wajahday...

Magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay Rabshadaha oo loo gudbiyay xeerilaaliyaha guud ee...

0
Booliska Sweden ayaa xeer ilaalinta u gudbiyay magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay inay dambiyo galeen kadib rabshadihii ka dhacay magaalada Linköping inta lagu...

Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin oo la sheegay in Taftooda halis galinayaan

0
Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin waxay halis ugu jiraan jirro halis ah iyo dhimasho caabuqa covid.  Warbixintan waxaa lagu muujiyay, daraasad caalami ah...

Sweden oo ka hadashey Hanjabaada Ruushka ee Hunka Nukliyeerka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Anne Linde , ayaa khudbad ka jeedisay furitaanka Shirweynaha 10-aad ee dib u eegista heshiiska ku saabsan ka hortagga hubka Nukliyeerka ee New York. Hadalkeeda,...

Moderaterna Canshuurta oo laga yareenayo Dadka Shaqeeya iyo kuwa..

0
xisbiga Moderaterna ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa doorashada hadii uu guuleesto ee ku aadan dhanka canshuurta. Moderaterna ayaa sheegay in uu yareenayo canshuurta Dalka isla markana...

Sweden oo kordhisay mudada uu qofka ku shaqeyn karo guriga

0
 Dowlada Sweden ayaa kordhisay mudada uu qofka ku shaqeyn karo gurigiisa illaa iyo Sebtember 15keeda. Sida uu soo xigtay TT. dowladda ayaa hay'adaha loo xilsaaray dhamaadka sanadkii...

Sweden oo soo bandhigtay Tirada Somalida ee u dhimatay Caabuqa Coronavirus iyo Magaalada ugu...

0
Ugu yaraan lix ka mid ah dadka illaa hadda u geeriyoodey caabuqa corona ee nawaaxiga magaalada Stockholm waxey asal ahaan ka soo jeedaan Soomaaliya,...

Norway Asad Abdulle oo isku dhiibay Booliska Dalkaasi oo baadi goobayay..

0
Sida ay sheegeen warbaahinta Dalka Norway Asad Abdulle Caydaruus oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka somaliya ayaa isku dhiibay booliska dalkaasi. Asad ayaa lagu heestay...

Stefan Löfven oo ka hadlay dilka loo geestay Jamal Khashoggi oo Sacuudiga u dhashay.

0
Stefan Löfven ayaa ka hadlay dilka Wariye Jamal Khashoggi oo lagu dilay wadanka turkiga kaasi oo caalamka laga hadal hayo dilkiisa. Stefan ayaa sheegay in waxa...