Home Wararka Maanta Macaamiisha Swedbank oo lacago lagala baxay Caawa

Macaamiisha Swedbank oo lacago lagala baxay Caawa

0
Foto: Henrik Montgomery/TT

Sida uu shaaciyay Bangiga Swedbank waxaa dad badan lacago lagala baxay koontadooda kadib markii Cilado soo wajahday Bangiga.

lama oga nuuca cilada ee soo wajahday Bangiga lakin maamulka Bangiga ayaa sheegay in ay jirto cilado soo wajahay dhanka IT-ga

Dadka caawa la weeraray ayaa lacag lagala baxay koontadooda halka kuwa kale koontadooda ku arkay meynis ama lacag iyaga lagu leeyahay.

Jahwarerka lagu arkay Bangiga Swedbanka ayaa ah midkii ugu weynaa ee dad badan koontooyinkooda la weeraro.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here