Monday, May 6, 2024

Taageerada Dowlada Sweden ee Shacabka oo Korortay” Shaqooyin Feecan ayay Qabatay”

0
Taageerada Dowlada ee shacabka Sweden ayaa korortay sida ay Muujinayaan Codeyn la sameeyay Bisha March. Sida ku Cad Codeyn ku dhawaad 48 Boqolkiiba Shacabka Sweden...

Skåne: Shaqada ayaa laga Joojiyay Markii ay u sheegtay Maamulaha Shaqada Uurka ay leedahay

0
Shirkad ka shaqeysa gaarsiista Rasshinka (matleveransföretag) oo ku taal Skåne ayaa ka joojisay shaqada Haweeney ku Jirtay Bisha ugu horeysa Tijaabada ee Shaqada Markii...

Sweden oo joojineysa Safarada Gudaha iyo kuwa dibada ee xiliga Xagaaga (sammarka)

0
Sida uu shaaca ka qaaday Anders Tegnell oo ka tirsan Hay'ada Caafimaadka dadweynaha Dowlada Sweden ayaa qorsheeneysa hakinta safarada xiliga saamarka ee soo socda...

Sweden oo Baasaboorka Muwaadinimo siisay Ahmadreza Djalali oo dowlada Iiraan ku xukuntay Dil Toogasho..

0
Dowlada sweden ayaa sheegtay in Baasaboorka muwaadimo ay siisay Ahmadreza Djalali oo dhawaan dowlada iiraan ku xukuntay dil toogasho. Ahmadreza Djalali oo ku noolaa Dalka Sweden...

Go’aano Cusub oo laga Filayo Dowlada Sweden Maanta

0
Maanta, dowladdu waxay soo bandhigeysaa go'aanno cusub oo ku saabsan xaddidaadaha lagu soo rogay si loo xadido faafitaanka cudurka Corona. Dowladda ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo...

Sweden iyo Finland oo la kulmaya Erdogan Maalinta Talaadada

0
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg iyo Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson ayaa lagu arkay Brussels Isniinta maanta si ay uga hadlaan codsiga Iswidhan ee...

Stockholm Masaajid dib loo furay iyo imaamka Masjidka oo ka hadlay

0
Mu’asasada muslimiinta ee Växjö ayaa ku dhawaaqday in dib loo furayo masaajidka magaalada , sanad kadib markii loo xiray sababo la xiriira cudurka faafa ee Corona. “Waxaan raaci doonnaa...

Dad Shaqo Been abuur ah loo Sameeyay Si ay Sharciga Deganaashaha Rasmiga u helaan...

0
Sida uu baahiyay Talafashinka Sweden waxaa jira dad badan oo loo sameeyay Shaqo been abuur ah si ay u helaan Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee...

Sweden oo Nidaamka Liidka Diyaaradaha ugu deeqday Ukraine

0
Wasiirka Difaaca Paul Jonsson ayaa shaaca ka qaaday in Sweden ay u diri doonto dalka Ukrain habab liddi ku ah diyaaradaha , wuxuuna wasiirku shir jaraa’id oo uu...

Ururka IOGT-NTO oo Ciyaaro isdhex-gal u qabtay dhalinyarada Jordbro

0
Xaafada Jordbro oo ka tirsan Kamuunka Hanning ayaa lagu qabtay kulan ciyaareed is dhexgal ah kaasi oo lagu dhiirogaliynayay dhalinyarada ku nool Xaafada Jordbro. Ciyaaraha...