Home Wararka Caalamka Dad Shaqo Been abuur ah loo Sameeyay Si ay Sharciga Deganaashaha Rasmiga...

Dad Shaqo Been abuur ah loo Sameeyay Si ay Sharciga Deganaashaha Rasmiga u helaan Sida uu baahiyay Talafashinka Sweden

0

Sida uu baahiyay Talafashinka Sweden waxaa jira dad badan oo loo sameeyay Shaqo been abuur ah si ay u helaan Sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden.

Warbixinta uu soo bandhigay Talafashinka ayaa lagu sheegay in Dadkaasi qaarkood lagu amray bixinta Lacag Dhan 400,000 kr si loogu sameeyay Warqada Heshiiska.

Haweeney Magaceeda loogu yaaro Samiira ayaa kamid ah dadka ay qabsatay dhacdadan la xiriirta Heshiiska sida uu ku Cadeesay Warsiiga Talafashinka.

Dad badan oo ku nool Sweden ayaa heesta Sharciyo ku meel gaar ah Waxana Qasab ku ah Shaqo rasmi ah hadii ay doonayaan Midka Rasmiga taasi oo keentay in Dad badan ay raadiyaan xalka ugu dhow.

Hay’ada Migrationsver-ketka ayaanan aqoosan karin nuuca heshiiska sida lagu cadeeyay warbixinta Talafashinka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here