Wednesday, April 24, 2024

War hada AH:- försakringskassan oo kordhisay Mudada la qaadanayo Lacagta Jirada ee (sjuklön)

0
Hay'ada ceymiska Sweden ee forsakringskassan oo bixineysa Lacagta ama Mushaharka Qofka Xanuunka Bilihii April iyo bishan May ayaa kordhisay Mudada Lacagtaasi  la qaadanayo iyadoo...

Skatteverket oo maanta Dalbaday Baaritaan lagu Sameeyo Dadka Adreska ku ah Guryaha

0
Waaxda canshuuraha ee Sweden ayaa maanta dalbatay in ay awood u yeelato in ay qaado talaabooyin adag oo lagu ogaanayo dambiilayaasha si badheedh ah...

War hada AH Stefan löfven oo markale loo doortay raisal wasaaraha sweden.

0
Sagaalka subaxnimo ee saaka ayuu u furmay xildhibaannada baarlamanka Sweden, sidii ey uga doodi lahaayeen codka loo qaadi doono Stefan Löfven saaka inuu hoggaamiyo...

Lacagta uu qaadanayo Taliyaha Cusub ee Booliska Sweden oo lasoo bandhigay..

0
kadib markii dhawaan uu xilka taliyaha booliska Dalka sweden uu iska casilay Dan Eliasson waxaa la magacaabay taliyaha Cusub ee Booliska Sweden kaasi oo lagu...

Annie lööf oo ku baaqday in labo todobaad la xiro xarumaha ganacsiga iyo maqaayadaha

0
Gudoomiyaha Xisbiga Center-ka, Annie Lööf, ayaa ugu baaqday dowlada inay xirto xarumaha ganacsiga, maqaayadaha iyo goobaha jimicsiga mudo labo ilaa seddex isbuuc ah si loo...

Qarax ka dhacay Degmada Linköping oo 20 ruux waxyeelo kasoo gaartay

0
Wararka laga helayo Degmada Linköping ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saaka uu ka dhacay qarax aan la aqoon waxa uu yahay kaasi oo sababay...

Afar Qof oo ka baxsaday Xaruunta Laanta Socdaalka ee Ajaanibta lagu hayo

0
Afar qof ayaa ka baxsaday xarun lagu hayo dadka socdaalka oo ku taal Åstorp ee gobolka Skåne kadib markii ay god ka qodeen darbiga. Daloolkii...

Nalalka Hala Damiyo Xiliyada Habeenki ” Dowlada oo sheegtay Hab Cusub oo Loo Yareenayo...

0
Dowladda Sweden ayaa ku amartay maamulada iyo hey’adaha dowladda in ay dib u eegis ku sameeyaan isticmaalka korontada, mararka qaarna ay damiyaan nalalka si...

Dowlada Sweden oo Joojisay Sharci loogu talagalay Qaxootiga Iska Dhiibaya Dalka oo Saameyntiisa lahaa

0
Sanadkii 2017 Dowlada Sweden ayaa bilowday Cilmi baaris lagu sameenayo Baaritaanka Da'da Qaxootiga gaar ahaan Dadka dhalinyrada ah ee iska dhiibaya dalka Sharciga oo Cilmi-baaristiisa...

Dowlada oo 100 milyan ku caawineysa Dadka Sharci la’anta iyo Waayeelada

0
Labo kamid ah wasiirada Sweden ayaa maanta shir jaraa'id ku soo bandhigay lacag gaareysa 100 milyan kr oo lagu caawinayo Dadka ku jira bulshada...