Home Wararka Caalamka Taageerada Dowlada Sweden ee Shacabka oo Korortay” Shaqooyin Feecan ayay Qabatay”

Taageerada Dowlada Sweden ee Shacabka oo Korortay” Shaqooyin Feecan ayay Qabatay”

0
Photo: Henrik Montgomery/TT

Taageerada Dowlada ee shacabka Sweden ayaa korortay sida ay Muujinayaan Codeyn la sameeyay Bisha March.

Sida ku Cad Codeyn ku dhawaad 48 Boqolkiiba Shacabka Sweden ayaa aamisan in Dowlada Qabatay Howlo Feecan Waana Koror Boqolkiiba 7 Marka la eego Codeynta Bishii Hore.

Dadka u Codeeyay Dowlada ayaa ku taageerayay kamid Noqoshada NATO iyo heerka Dhaqaalaha Wadanka iyo sidoo kale dhanka Socdaalka.

Codeynta oo lagu qabtay laanta Ekot ayaa ku soo aadeysa Xili Xaalada Dhaqaale iyo Mid aamaan ay ka jirto Adduunka taasi oo Sweden qeyb ka tahay.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here