Home Wararka Caalamka Cabsi laga Qabo Weeraro ka dhaca Sweden oo korortay Sida ay sheegtay...

Cabsi laga Qabo Weeraro ka dhaca Sweden oo korortay Sida ay sheegtay Säpo

0

Sida ay shaacisay Hay’ada Sirdoonka Wadanka Sweden ee Säpo waxaa korortay Weeraro lagu soo qaado Wadanka.

Marka la eego Weerarada ka dhacay Wadanka ruushka Waxaa korortay Qatarta Weeraro ka dhaca Wadanka Sida uu sheegay Afayeenka Säpo Adam Isaksson.

Horaanta Bishan Waxaa Caasimada Stockholm lagu Qabtay Afar Nin kuwaasi oo qorsheenayay Weeraro ka dhaca Wadanka Sida ay sheegtay Hay’ada.

Dhanka kale Dalka Germalka Waxaa lagu Qabtay Labo Nin oo Qorsheenayay inay Weeraro ka geestaan Wadanka Sweden.

Xaalada Amaan ee Yurub ayaa ah mid Gaduud ah kadib Dhacdadii Ruushka taasi oo keentay in Faransiiska laga sheego Weeraro Argagixiso.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here