Home Wararka Caalamka Xukun lagu riday 34 sano jir Faroxumeyn iyo Galmo u geestay 30...

Xukun lagu riday 34 sano jir Faroxumeyn iyo Galmo u geestay 30 Caruur ah

0
Foto: Thomas Johansson/TT

Nin 34 sano jir ayaa maanta lagu riday Xukun 8 sano ah kadib markii lagu helay Dambi ah Faraxumeyn iyo Xadgudub Galmo u geestay Caruur Gaareysa 30 Caruur ah.

Ninakn ayaa Aalada Snapchat Waxa uu Muuqaalo ugu soo gali jiray Caruurtaasi isagoo ka duubi jiray Muuqaalo iyagoo sameenaya Anshaxumo.

34 sano jirkan ayaa intaasi kadib Caruurta ugu goodin jiray inuu Faafinayo Muuqaalada hadii aysan sameyn Waxa uu rabo sida in ay muuqaalo kale duubaan.

Xeer ilaaliyaha kiiskan Urszula Grabowska  ayaa ka gaabsaday inuu bixiyo faafaahino intaasi ka badan.

Dalka Sweden ayaa kamid ah Dalalka Sida aadka ah ay dowlada uga dagaalanto Tacadiyada loo geesto caruurta.

Somalisak Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here