Home Wararka Caalamka Dhalinyarada Isticmaasha (Viagra) oo ku soo korortay Sweden

Dhalinyarada Isticmaasha (Viagra) oo ku soo korortay Sweden

0

Dhalinyaro badan oo isticmaasha Daroogada Awooda kordhisa ee (Viagra) ayaa ku soo korortay Wadanka Sweden Sida ay shaacisay Maamulka Caafimaada iyo Daryeelka Wadanka ee Socialstyrelsen.

Dhibaatooyin badan ayaa lagu sheegay in Dhalinyarada ay u Qabatimaan isticmaalka Daroogooyinka Awooda kordhiya sida in ay galmada.

Jonas Richthoff oo ah dhaqtar ka shaqeeya isbitaalka Ljungby ayaa dhankiisa sheegay in isticmaalka Daroogada ay keento dhibaatooyin badan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here