Home Wararka Caalamka Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin oo la sheegay in Taftooda...

Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin oo la sheegay in Taftooda halis galinayaan

0
Foto: Johanna Sjöqvist Harland/Sveriges Radio

Haweenka uurka leh ee aan la tallaalin waxay halis ugu jiraan jirro halis ah iyo dhimasho caabuqa covid. 

Warbixintan waxaa lagu muujiyay, daraasad caalami ah oo weyn, oo lagu daabacay joornaalka JAMA pediatrics

Östra Sjukhuset oo ku taal Göteborg ayaa dhawaan lahayd qayb dhan oo hooyooyinka ah oo uu ka jiro caabuqa covid-19, kuwaasi oo aan talaalka qaadan

Maamulka waa in uu caddeeyaa khatarta jirta, waa in uu digniin u diraa Agnes Wold, dhakhtar iyo borofisar wax ka dhiga jaamacadda Göteborg ayaaa sidaasi sheegtay.

inkastoo markii hore talaalka loogu tala galin dadka uurka leh hada Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay in Dadka uurka leh ay qaadan karaan Talaalka.

Hadii Qofka uusan Qaadan Talaalka isla markana uu uur leeyahay waxa uu la kulmi karaan Dhibaato badan sida mid dhanka isbitaalka uu kala kulmaya madama uu yahay qof talaalka aan qaadan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here