Home Wararka Caalamka Heerka Corona ee Sweden oo sii kordhaya, Xili Princess Victoria laga Helay...

Heerka Corona ee Sweden oo sii kordhaya, Xili Princess Victoria laga Helay Corovirus

0
Foto: Henrik Montgomery/TT

Princess Victoria ayaa maanta laga helay cudurka ‘covid-19’ – markii labaad.

Shan maalmood ka hor, boqorka iyo boqoradda ayaa sidoo kale laga helay cudurka ‘covid’ oo haatan sii kordhaya.

Boqorada Crown, oo si buuxda loo tallaalay, waxay leedahay calaamado muujinaya Corona laakiin si kale way fiican tahay si warbaahinta baahisay.

Sida Xaalada u Muuqato kiisaska Corona ee Wadanka ayaa ah kuwa sii kordhaya iyadoo dad badan laga helay Corona.

Dowlada ayaa Todobaadkii hore ku Dhawaaqday in Sharuudo lasoo kordhin karo hadii xaalada Sidan ku socoto.

Goobaha Wadanka ee Talaalka ayaa laga dareemayaa mashquul badan iyadoo dad badan ay qaadanayaan talaalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here