Home Wararka Caalamka Göteborg oo lagu qabtay Bannaanbax looga soo horjeedo shuruudaha Tallaalka

Göteborg oo lagu qabtay Bannaanbax looga soo horjeedo shuruudaha Tallaalka

0

Gelinka dambe ee Sabtida maanta, bannaanbax looga soo horjeedo qaadashada tallaalka ayaa ka dhacay bartamaha Göteborg.

Boolisku waxa ay qiyaaseen in ilaa 250 qof ay ka qayb qaadanayaan mudaaharaadka ka dhacaya fagaaraha Gustaf Adolf.

Sida uu sheegay booliisku, kulankani waa kulan dadweyne oo aanay ogolaansho la siinin.

Dadka ayaa kasoo horjeeda in Talaalka laga dhigo mid qasab ah isla markana dadka loo fasaxo si iskeedo inay u doortaan talaalka.

Sweden ayaa todobaadkan waxay soo saartay sharuudo ku aadan Shahaada Talaalka iyo in looga baahanyahay dadka booqanaya goobaha qaar.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here