Home Wararka Caalamka Dad badan oo ku dhintay Rabshada ka jira Dalka Kazakhstan

Dad badan oo ku dhintay Rabshada ka jira Dalka Kazakhstan

0

Waxaa soo baxay warar sheegaya in rabshadihii ka dhacay Kazakhstan todobaadkan, in lagu dilay 164 qof taasi oo aad uga badan sidii hore loo sheegay.

Madaxweynaha dalka ayaa sheegay in ilaa 5,800 oo qof la xiray intii ay socdeen rabshadaha.

Dhanka caalamka, dhowr falcelis ayaa ka dhashay walaac ku saabsan rabshadaha iyo amarkii madaxweynaha ee ahaa in si ba’an loo rasaaseeyo dadka mudaaharaadaya iyada oo aan digniin la siin.

Rabshado ayaa ka socda Dalka Kazakhastan taasi oo lagu eedeenayo Dowlada Dalka Ruushka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here