Friday, April 26, 2024

Maamulka Götenborg ” Waan Xireynaa Iskuulka Römosseskolorna hadii uusan bixin Kirada

0
Maamulka degmada Göteborg ayaa ku hanjabay in ay ka saarayaan iskuullada Islaamiga ah ee Römosseskolorna goobtooda ka dib markii ay waayeen heshiisyo ijaar ah oo...

Caruurta laga soo tuuray Balakoonka Guri ku yaalla Xaafada Hässelby oo laga Warbixiyay

0
Mid kamid ah Wargeysyada Sweden ayaa ka hadlay Caruur dhawaan laga soo tuuray guri ku yaalla Xaafada Hässelby kuwaasi oo mid kamid ah u...

Barlamaanka Sweden oo mudo Kordhin u Sameeyay Magdalena Andersson

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa mudo kordhin u sameeyay Andersson oo ku aadan Dhismaha Dowlada Cusub. Af hayeenka Andreas Norlén ayaa hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Magdalena Andersson...

Sweden Dacwad laga gudbiyay Shaqaale Qaatay Talaalka Saddexaad ee Corona

0
Maamulka caafimaadka ee Jämtland Härjedalen ee Sweden ayaa dacwad booliis ah u gudbiyay saddex ka mid ah shaqaalaha waaxda caafimaadka iyo daryeelka ee degmada...

Corona oo dib u soo kordhay iyo Yurub oo Xayiraadaha dib u soo Celineysa

0
Qaybo ka mid ah Yurub waxaa ku soo kordhaya Corona taasi oo hada keeneysa in Xayiraadaha dib loogu soo celiyo Tallaabooyin badan ayaa si gaar...

Xaafada Hässelby Labo Caruur ah oo laga soo tuuray Balakoonka Guri Dabaq ah

0
Wararka laga helay Xaafada Hässelby ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in guri ku yaalla laga soo tuuray labo caruur ah. Booliska ayaa falkan ka hadlay...

Sanadkan Gudahiisa 22 Toogasho oo dhimasho ah ayaa ka dhacday caasimadda Stockholm

0
Tirakoob uu sameeyay booliska Sweden ayaa muujiyay in 31-kii October ee sanadkan ay 22 toogasho oo dhimasho ah ka dhaceen caasimadda Stockholm . Booliska ayaa sheegay in ay heleen 115...

Xisbiga Vänsterpartiet oo Sharuudo adag hordhigay Magdalena Andersson

0
Labada Xisbi ee S iyo V ayaa markii ugu horeesay miis wada fariistay iyadoo Magdalena Andersson ay tahay hogaanka Xisbiga S. Xisbiga Vänsterpartiet wuxuu soo...

Hindise Cusub ” Dhalshada halaga Celiyo kuwa geesta Dambiyada Qaarkood ” Liberalerna

0
Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay hindise cusub oo aadan kuwa dambiyada basaasnimo ku lug leh ama dembiyada argagixiso si looga ceshto dhalshada Sweden.    "Waxaan...

Xaalada Sweden Waa Mid Halis ah ” Sarkaal sare oo Booliska ah oo sheegay...

0
Madaxa waaxda howlgallada qaranka ee booliska Sweden NOA, Johan Olsson, ayaa ku tilmaamay toogashadii ka dhacday Sweden mid taariikhi ah. Wareysi uu siiyay Radio Echot , wuxuu codsaday in la kordhiyo agabka iyo...