Sunday, April 28, 2024

Waxaa u hartay Wax ka yar 48 Saac in Magdalena Andersson Noqoto Raisal Wasaaraha...

0
Waxaa socda wada xaajood u dhaxeeya Hogaamiyaha Xisbiga S Magdalena Andersson iyo Xisbiga V si Xisbiga Bidixda uu ugu ogolaado Magdalena Andersson inay Noqoto...

Sweden Xeerar Cusub oo ku Saabsan Baaritaanka Corona oo lasoo saaray

0
Laga bilaabo Isniinta 22ka Nofeembar, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha Iswiidhan waxay adkeyn doontaa talooyinka ku saabsan baaritaanka coronavirus mar labaad. Tani waxay khusaysaa qof kasta oo ka muuqda calaamadaha Corona 1. Maxaa dhacaya...

Eskilstuna oo lagu toogtay Wiil 14 sano jir ah, Xaaladiisa oo laga Warbixiyay

0
Wiil 14-sano jir ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu toogtay Slånbärsvägen oo ka tirsan degmada Fröslunda ee magaalada Eskilstuna.  Wiilkan ayaa lagu daweynayaa isbitaalka Mälar ee...

Sweden oo Xukun ku riday Qofkii ka Danbeeyay Dilka Booliska ee Magalaada Götenborg

0
Eedeysanaha oo 17-jir ah ayaa Maxkamadda Gobalka Göteborg ku xukuntay 8-sanno oo xarig ah kadib markii lagu helay inuu dilay Boliska Andreas Dannemann. Booliisku waxay...

Xisbiga Libaraalka oo ogolaaday Wada Shaqeynta Xisbiga Sverigesdemokraterna

0
Khilaafaadka booska iskaashi ee lala yeesho SD ayaa ku soo laabtay madaxda sare ee xisbiga Libaraalka, kadib shirka guud ee ugu qabsoomay Linköping isbuucaan. Hogaamiyayaasha...

Ku Dhawaad 160 Qof oo Afganistan ah ayaa soo gaaray Sweden Maanta

0
In ka badan 160 qof oo u dhashay dalka Afgaanistaan, oo ay Sweden ka soo daadgureysay Afgaanistaan, ayaa maanta soo gaaray garoonka diyaaradaha ee Göteborg . Afgaanistaan, ayaa intooda badan ku...

Sweden oo wax ka badashay Basaboorka Weyn iyo Kaararka Aqoonsiga ee Dalka

0
Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, waxaa loo qorsheeyay in wax laga beddelo qaabka baasaboorka Iswidhishka iyo kaararka aqoonsiga. Marka loo eego bilaysku, qaabka cusub wuxuu noqon doonaa mid ammaan...

Sweden oo bilaabi karta Sharuudaha Corona Basaboor Goobaha Jiimka iyo Maqaayadaha

0
Maanta oo Khamiis ah, Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha ee Iswiidhan waxay ku baaqday in la soo rogo xayiraado cusub si loo xaddido fiditaanka "mawjadda afraad" ee caabuqa Corona. Waxayna wakaaladda wararka...

Aabaha Dhalay Caruurta laga soo tuuray Balakoonka Xaafada Hässelby oo Maxkamada ka sheegay Sida...

0
Aabahan oo 43 jir ah oo loo haysto dilka iyo isku dayga dil ee labadiisa carruur ah, ayaa qirtay inuu toorey ku dhuftay uuna...

Sweden oo joojisay Musaafurinta Qaxootiga Dal kamid ah Qaarada Africa

1
Hay’adda Socdaalka Sweden ayaa go’aan ka gaartay inay joojiso dib u celinta dadka Itoobiyaanka ah ee magangelyo-doonka ah ee loo diiday dalka Itoobiya. Hay’adda ayaa war-saxaafadeed ay...