Eskilstuna oo lagu toogtay Wiil 14 sano jir ah, Xaaladiisa oo laga Warbixiyay

Foto: Jonas Carnesten/Sveriges Radio

Wiil 14-sano jir ah ayaa galabnimadii Sabtida lagu toogtay Slånbärsvägen oo ka tirsan degmada Fröslunda ee magaalada Eskilstuna. 

Wiilkan ayaa lagu daweynayaa isbitaalka Mälar ee magaalada Eskilstuna, waxaana uu soo gaaray dhaawac culussida uu sheegay gobolka Sörmland.

Booliska ayaa bilaabay baaritaan horudhac ah oo ku saabsan isku day dil, mana jirto cid loo soo qabtay fal dambiyeedka.

Sweden waxaa ka dhaca Toogashooyin kala duwan kuwaasi oo isku geestaan kooxaha gaangiska ee khilaafka ka dhaxeeyo.

Somaliska Sharciyada Qaxootiga iyo Wararka Caalamka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*