Home Wararka Maanta Hindise Cusub ” Dhalshada halaga Celiyo kuwa geesta Dambiyada Qaarkood ” Liberalerna

Hindise Cusub ” Dhalshada halaga Celiyo kuwa geesta Dambiyada Qaarkood ” Liberalerna

0

Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay hindise cusub oo aadan kuwa dambiyada basaasnimo ku lug leh ama dembiyada argagixiso si looga ceshto dhalshada Sweden.  

 “Waxaan aaminsannahay in dadka dhaqanka wanaagsan loo ogolaado inay Sweden joogaan, laakiin kuwa ku lugta leh argagixisanimada ama basaasnimada waa inay macsalaameeyaan,” ayuu afhayeenka arrimaha sharciga ee xisbiga Johan Persson u sheegay raadiyaha Sweden .

Xisbiyada Kristdemokraterna, Konserfatifka iyo Sverigedemokraterna ayaa horey ugu baaqay in lagala noqdo dhalashada dalka Iswiidan xaalado gaar ah.

“Kani waa sharciga aan hadda soo jeedinayno oo ka jira dalalka deriska la ah Waqooyiga Yurub iyo inta badan dalalka Midowga Yurub oo aan isleenahay waa macquul,” ayuu raaciya

Dowlada Sweden ayaa hada dooneysa in ay wax ka badasho xaalada qaar ee wadanka si loo fududeeyo in sharciga laga celiyo kuwa geesta dhibatooyinka qar.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here