Ruushka oo ku Celiyay Digniintiisa ku aadan Sweden iyo Finland ee ku biirista NATO
Ruushku wuxuu ka digay, maanta mar kale cawaaqibka ka iman kara Finland iyo Sweden ku biirista Ururka NATO ee Waqooyiga Atlantic.
“Ruushka waxa uu digniino kala...
Rasmus Paludan oo Codsaday inuu ku biiro Doorashada Barlamaanka Sweden
Hay’adda doorashooyinka Sweden ayaa xaqiijisay inay codsi ka heleen xisbiga midigta fog ee Stram kurs iyo hoggaamiyaha xisbiga Rasmus Paludan oo ku saabsan rabitaankooda ku aaddan...
Sweden oo Qaabishay Safiirka Cusub ee Dowlada Falastiin
Sweden ayaa ku celisay taageerada ay siiso Falastiin iyo horumarinta xiriirka labada dal, tani waxay ku soo beegantay xilli wasiiradda arrimaha dibadda Ann Lindy ay ku...
Magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay Rabshadaha oo loo gudbiyay xeerilaaliyaha guud ee...
Booliska Sweden ayaa xeer ilaalinta u gudbiyay magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay inay dambiyo galeen kadib rabshadihii ka dhacay magaalada Linköping inta lagu...
Qabsashada Balanta Basaboorka Sweden oo Qaab Cusub laga dhigay laga bilaabo Caawa
Booliiska dalka Sweden ayaa soo bandhigay shuruudo cusub oo ah in ballan lagu qabto qaadashada baasaboorka ama warqadda aqoonsiga.
Sida ku cad shuruudahaas, ballamaha waxaa lagu...
Maxaa iska badaley Sharuudaha lagu helo Deganaanshaha Rasmiga ee Sweden
Waxaa mar kale lasoo gaaray waqtiga la Cusbooneysiinayo Daganaanshaha Dalka Sweden iyadoo sanadkii hore ay jireen Dad badan oo helay Sharciga oo kumeel gaar...
Daraasad cusub: Kaniiniga Paracetamol Waxa uu Dhibaato u geystaa maskaxda
Paracetamol-ka loo isticmaqlo xanuun-jebinta wuxuu carqaladayn karaa korriinka maskaxda iyo awoodaha, sida ay muujisay daraasad cusub oo lagu sameeyay jaamacadda Uppsala.
Daraasada inta ay socotay...
Rasmus Paludan oo ku dhawaaqay inuu hakiyay Socdaalkiisa Sweden isagoo hada ku sugan Denmark
siyaasiga midigta fog ee asal ahaan kasoo jeeda Dalka Denmarka ayaa ku dhawaaqay inuu hakiyay safarkiisa Sweden uu ku booqanayay Gobolada Dalka.
isagoo ku sugan...
Booliska Sweden oo ka hadlay Sababta aysan u joojin karin Gubista Quraanka ee Rasmus...
Afhayeenka booliiska Carina Skagerlind ayaa sheegtay in qiimeyn sharci oo hore loo sameeyay lagu soo gabagabeeyay in gubista kutubta diiniga aysan ahayn kicin koox...
Rabshado ka dhacay Caasimada Malmö oo ka dhashay Gubista Quraanka
11-kii habeenimo ee Xalay ayaa dhowr dab lagu arkay xaafadda Rosengård ee magaalada Malmö. kadib Maalmihii la soo dhaafay, la gubay qur’aanka kariimka taasu...